Sarkaal ilaalo u ahaa Raila Odinga oo la xiray

0
488

Agaasimaha isgaarsiinta ee xisbiga ODM Philip Etale ayaa sheegay in saaka gacanta lagu dhigay Maurice Ogeta oo ilaalo u ahaa Raila Odinga xilli uu shaqo tagayay.
Mucaaradka ayaa sidoo kale shaaciyay in howlgal laga sameeyay hooyga afhayeenka Raila Odinga oo lagu magacaabo , Dennis Onyango ka dib in mas’uulkan la xiray.