Hay’adda M-PESA Foundation ee shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ayaa lacag dhan 27 milyan oo shilin ku maalgelisay adeegyo caafimaad oo ay ka faa’iidaysanayaan hooyooyinka ee dhallaanka ismaamulka Makueni.
In ka badan 15,000 oo qof ayaa lagu wadaa inay ka faa’iidaan adeegyadan oo laga fidinaya isbitaalka degmada Tawa ka dib iskaashi dhexmaray hay’addan iyo dowladda hoose ee Makueni.
Waxaa arrinkan ka hadlay barasaabka Makueni, Mutula Kilonzo Junior




