DHAGEYSO:Nooliga lagu raaco mataatuuda Mombasa oo la kordhiyay

0
294

Waxaa sare u kacay qiimaha lacageed ee laga qaado rakaabka adeegsanaya gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaano mataatuuda ee ismaamulka Mombasa waxaana arrinkan ka cabanaya shacabka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.