Booliiska deegaanka Transmara ee ismaamulka Narok ayaa gacanta ku dhigay 20 qof.
Dadkan ayaa lala xiriirinaya shaqaaqooyin salka ku haya khilaaf dhuleed oo saameeyay xadka Nkaararo iyo Enoreetet.
Guddoomiyaha dowladda dhexe u qaabilsan ismaamulka Narok, Issac Masinde ayaa ka hadlay dadka la xiray.




