DHAGEYSO:Dadaab oo laga xusay taariikhdii ay midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfureed ee Soomaaliya

0
180

Deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa lagu qabtay munaasabad loogu dabbaal degayay taariikhdii ay midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfureed ee dalka Soomaaliya.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya