DHAGEYSO:Mandera oo markii ugu horreysay lagu qabtay munaasabadda xuska maalinta xurriyadda Soomaaliya

0
203

Magaalada Mandera ayaa markii ugu horreysay lagu qabtay munaasabad loogu dabbaal degayay taariikhdii ay midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfureed ee dalka Soomaaliya.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim (Cabdiqafaar Happy) ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.