Dowladda oo shaacisay in berri ay tahay fasax qaran

0
199

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki ayaa wargeyska rasmiga ee dowladda ku shaaciyay in berri ee 28-ka bishan ay tahay maalin fasax ah oo ay dadka ka nasanayaan shaqooyinka.
Waxaa qoraalka ku cad in maalinkaasi muslimiinta ku nool gudaha wadanka fursad loo siinaya inay u dabaal degaan munaasabadda Ciidul Adxaa.