Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Lagdera oo baaq amni u diray madaxdooda By star - June 20, 2023 0 205 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool deegaanka Lagdheera ee ismaamulka Garissa gaar ahaan tuulada Kambi Samaki ee xadka la wadaagto Isiolo ayaa dowladda iyo madaxda ay soo doorteen ka codsaday inay amnigooda sugaan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/06/Shacabka-Kambi-Samaki-Lagdera.mp3