Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Shirweynihii ergada qaran ee Jubilee oo waxba kama jiraan laga soo qaaday

Shirweynihii ergada qaran ee Jubilee oo waxba kama jiraan laga soo qaaday

Guddiga xisbiga Jubilee u qaabilsan xallinta murannada ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday shirweynihii ergada qaran ee xisbigaasi ee la qabtay.
Madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta ayaa hoggaaminayay shirkan oo dhacay 22-kii bishii hore ee May.
Guddiga ayaa qoraal ku sheegay in Kenyatta uu ku xadgudbay dastuurka xisbiga u degsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments