Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mombasa oo uu ka furmay shir looga hadlayo sidii haweenka looga wacyigelin...

DHAGEYSO:Mombasa oo uu ka furmay shir looga hadlayo sidii haweenka looga wacyigelin lahaa cudurka Kansarka

Waxaa uu Kansarka ilmo-galeenka iyo naasaha saameyn ku yeeshay haweenka gaar ahaan kuwa ay da’doodu dhexdhexaad tahay.
Daneeyayaasha waaxda caafimaadka oo kulan ku yeeshay ismaamulka Mombasa ayaa haweenka ku dhiirigeliyay inay soo baxaan oo ay tagaan xarumaha caafimaadka si ay xilli hore wax uga ogaadaan xaaladooda caafimaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments