Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Magaalooyiin ay ka mid tahay Nairobi oo masaajidadooda albaabada la isugu dhuftay

Magaalooyiin ay ka mid tahay Nairobi oo masaajidadooda albaabada la isugu dhuftay

Howlaha cibaadada sida salaadaha jamaacada ah ee shan ismaamul oo kala ah Nairobi, Nakuru, Kajiado, Machakos iyo Kiambu ayaa la hakiyay islamarkaana albaabada la isugu dhuftay ilaa amar dambe balse deegaanada kale ee dalka waa ay ka sii soconayaan waa in loo hoggaansamo amarrada sida kala fogaanshaha iyo afduubka.
Amarkaan ayaa dhaqan galaya maanta sida uu madaxweynaha sheegay.
Waxaa uuna sii jiri doona illaa amar dambe.
Madaxweynaha ayaa sheegay in tallaabooyinkan ay yihiin kuwo loo baahan yahay oo ku meel gaar ah.
Wuxuu sheegay in hadii aan tallaabo la qaadin ay xaaladdu sii adkaan karto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments