Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 14 arday oo ku dhintay shil ka dhacay inta u dhexeysa Naivasha...

14 arday oo ku dhintay shil ka dhacay inta u dhexeysa Naivasha iyo Nakuru

Waxaa lagu soo warramayaa inuu shil ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Naivasha iyo Nakuru.
Shilka ayaa u dhexeyay mid ka mid ah gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaano mataatuuda iyo bas ay leedahay jaamacadda Pwani University.
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyey in 14 arday ah ay ku dhinteen shilka laga soo tabiyey aagga Kayole oo u dhow Naivasha.
Ardayda shilka galay ayaa Nakuru u tagay tartan cayaareed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments