DHAGEYSO:Howlwadeenadii shaqada laga eryay ee Wajwasco oo mushaar dalbanaya

0
175

Qaar ka mid ah dadkii ka shaqeynayay shirkadda biyaha iyo maareynta bullaacadaha ismaamulka Wajeer ee WAJWASCO ee shaqada laga istaajiyay ayaa dalbanaya in la siiyo mushaaraadkooda.