Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Baarlamaanka oo ansixiyay xubnaha EALA

Baarlamaanka oo ansixiyay xubnaha EALA

Golaha qaran ee xeer dejinta ayaa ansixiyay magacyada sagaal qof oo ku biiraya baarlamaanka bariga Afrika ee EALA si ay u matalaan Kenya.
Shan ka mid ah dadkan ayaa ka tirsan isbeheysiga talada dalka haya ee Kenya Kwanza halka afarta kalena uu soo xushay isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya.
Waxaa ay kala yihiin senatarkii hore ee ismaamulka Mombasa Xasan Cumar ,Kennedy Kalonzo,Zipporah Kering, David ole Sankok ,Godfrey Mwangi ,Falxada Deqow ,Winnie Odinga ,Kanini Kega iyo Suleiman Shahbal .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments