Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Khasaaraha nafeed ee ka dhashay qaraxyadii Equatorial Guinea oo kordhay

Khasaaraha nafeed ee ka dhashay qaraxyadii Equatorial Guinea oo kordhay

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ee ku dhintay qaraxyadii saameeyay magaalada Bata ee wadanka Equatorial Guinea iyada oo gaartay 98 qof.
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in ay dhaawacmeen 615 qof oo dheeraad ah.
Qaraxyada ayaa ka billowday dab ka kacay saldhigga militari ee Nkoantoma.
Madaxweynaha dalkaasi Teodoro Obiang Nguema ayaa sheegay in qaraxyada ay ka dhasheen beeraleey xakameyn waayay dab ay shideen oo ugu dambeyn gaaray waxyaabaha qarxa oo si aan habboneyn loogu keydiyay xerada militari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments