DHAGEYSO:Dad sheegaya inaysan qaxooti iyo kenyaan midna ahayn oo cabanaya

0
518

Waxay cabasho ka soo yeeraysa qaar ka mid ah dadka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo sheegaya inay horay u qaateen aqoonsiga wadanka balse ay dib u celiyeen hasa ahaate aynan haysan xuquuqda nololeed ee muwaadiniinta ama qaxootiga labaduba.
Qaar ka mid ah oo warbaahinta uga warramay caqabadaha ay wajahayaan ayaa dareenkooda sidan u muujiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here