Waxaa in ka badan muddo toddobaad ah halleysan matoorkii biyaha ee magaalada Shanta Abaq oo ka mid ah deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa taasoo sababtay biyo la’aan ay wajahayaan dadka iyo duunyada degmadaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen oo halkaasi safar shaqo ku joogo ayaa faahfaahinaya.