Gudoomiyiha gudiga suuq gaynta xoolaha nool ee Dalka Dubat Cali Camey ayaa ku baaqay in loo ogolaada dadka xola dhaqatada ah inay xoolohooda udaaq geyaan keymaha lagu ilaaliya cidoodka inta abaarta ay ka baxaysa ama roob u ka da aaya si xoolaha looga bad baadiya abaarta jirta.