DHAGEYSO:Mid ka mid ah mas’uuliyiinta xaafadda Islii oo ka hadlay gabdhaha la la la’yahay

0
769

Maxamad Ismaaciil Shiine oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ee xaafadda Islii ee deegaanka Kamkunji magaalada Nairobi ayaa ka hadlay wararka been abuurka ah ee lagu faafinayo baraha bulshada taas oo ku aadan gabdhaha la afduubtay.
Waxaa uuna inooga warbixinayaa xaaladihii ugu dambeeyay ee gabdho soomaaliyeed oo la sheegay in laga afduubtay xaafadaha Kayole iyo Islii ee Nairobi isagoona baaq u diray waalidiinta.
Waxaa uuna u warramay Cabdinuur Cali