DHAGEYSO:Dowladda ismaamulka Mandera oo loogu deeqay agab caafimaad oo looga hortagaya cudurka COVID19

0
400

Dowladda ismaamul goboleedka mandera ayaa waxaa lagu wareejiyay agab caafimaad oo lagula dagaalamayo xanuunka Corona Virus.

Maxamuud Lafagari ayaa dhameystiraya warbixintan.