DHAGEYSO:KMPDC Oo Baaraya Haweeney Iskeed U Dhashay Kaddib Markii loo Diiday Adeeg caafimaad

0
153

Golaha Dhakhaatiirta dalka ee KMPDC ayaa baaraya dhacdo la xiriirta haweeney ku qasbanaatay inay iskeed u umusho, kaddib markii isbitaal u dhawaa uu diiday inuu u fidiyo adeeg caafimaad.
KMPDC ayaa sheegtay in isbitaalkaasi uu wajihi karo in la xiro, iyadoo baaritaanka dhacdadan uu weli socdo.
Haweeneyda iyo ilmaheeda ayaa hadda xaaladdoodu wanaagsan tahay.