DHEGEYSO:Laba carruur oo lagu dilay Koonfurta Turkana

0
146

Laba carruur ah ayaa habeenimadii xalay ahayd lagu dilay tuulada Lokapel, aagga Katilu, ee Koonfurta Turkana.
Saraakiisha amniga ayaa bilaabay baaritaan si loo ogaado sababta dhacdada iyo in la aqoonsado kuwa mas’uulka ka ah, halka dadka deegaanka oo dibadbax sameeyay ayaa ku baaqaya caddaalad iyo tallaabooyin lagu xoojinayo amniga aagga.