Waxaa xarrunta shirarka caalamiga ah KICC ee dalkani kenya xalay lagu qabtay maalmaha xuriyadda dalka Soomaaliyeed.
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa si heer sare ah u soo qabanqaabisay dabaaldegyada Maalmaha Xorriyadda.
Isku duwaha guud ee Guddiga ganacsiga xaafadda islii iyo qaar ka mid ah jaaliyadda soomaaliyeed ayaa ka hadlay maalmaha xuriyadda.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Kenya oo si weyn loogu qabtay dabaaldegyada Maalmaha Xorriyadda Soomaaliya




