Mareykanka oo weeraro ku qaaday Iran

0
164

Mareykanka ayaa weerarro ku qaaday Iiraan iyadoo sheegtay inay jawaab u tahay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan ku qaadeen markab xamuul ah oo marayay marin biyoodka Hormuz.
Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan (IRGC) ayaa sheegay inay bartilmaameedsadeen goobo ku yaal gobolka oo ay ciidamada Mareykanka ka howlgalaan si ay uga aargutaan weerarkii ugu dambeeyay ee maamulka Trump.