Barasaabka Ismamulka Garissa, Nathif Jaamac, ayaa sheegay in dhaarinta Guddiga Maamulka Degaanka Dadaab iyo Hagardera ay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo maamulka deegaanka, isla markaana kor loogu qaadayo adeegyada bulshada.
Wuxuu guddiga cusub ugu baaqay inay si hufan, daacadnimo leh, isla markaana mas’uuliyad ku dheehan tahay ugu adeegaan shacabka.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Barasaabka Garissa oo bogaadiyay dhaarinta guddiga maamulka Dadaab iyo Hagardera




