DHEGEYSO:Shacabka Wajeer oo ka mahadceliyay adeeg Internet bilaash ah oo la gaarsiiyay

0
171

Bulshada dowlad deegaanka Wajeer ayaa Ka Faa’iideysanaysa Adeegga Internet-ka Bilaashka ah.
Dowladda ayaa u suurtagalinaysa shacabka Wajeer inay helaan interneet bilaash ah taasi oo faa’ido u ah bulshada qeybaheeda kala duwan.
Wasaaradda warfaafinta iyo isgaarsiinta dhaqaalaha Digitaalka ah ayaa qeyb ka ah qorshaha dowladda ee qadka bilaashka ah lagu gaarsiinayo deegaanada.
Qaar ka mid ah shacabka Wajeer ayaa ka mahadceliyay adeegaasi la gaarsiiyay.