Hooyo soomaaliyeed oo lagu magacaabo Muslimo Cali Idriis ayaa wiil ay dhashay uu ka xanuunsan yahay ku dhawaad toddobo sano.
Waxay noo sheegtay in xaaladda caafimaad ee wiilkeeda aan wax looga qaban karin gudaha dalka sidoo kalena tabar darro dhaqaale awgeed aynan bixin karin qarashaadka.
Muslimo waxay ku nooshahay xerada qaxootiga ee IFO waxaana wiilkeeda ka muuqdato xaalad uu qof kasta oo damiir baniaadanimo leh oo arko uu ka naxaya.
Waxaa sidoo kale culeyska haysta hooyadan nooga warrantay xabiibo sheekh Xuseen.
Si loo caawiyo Muslimo waxaa lagala xiriiri karaa nambarrada kala ah 0799977168 ama 0745401659.