DHAGEYSO:Raila Odinga oo ka hadlay mowqifkiisa doorashada xigta

0
642

Hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aadan doorashada 2022-ka .
Waxaa uuna sheegay in uu doonayo inuu wax ka badalo dhibaatooyiinka ay tabanayaan kenyaanka.
Dhinaca kale waxaa uu ka dhawaajiyay inaysan isaga iyo Kalnzo Musyoka isku khilaafeyn qabashada hogaanka ugu sareeya dalka si ay Meesha uga saaraan siyaasiyiinta khiyaanada ku haya kenyaanka.