DHAGEYSO:Aden Bare Ducaale oo ka hadlay xaaladda Magaalada Garissa

0
76

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Aden Bare Ducaale oo ka hadlay xiisadda magaalada Garissa ayaa bulshada ugu baaqay in ay xaaladda dajiyaan.
Waxaa uu intaas ku daray in askarigii dhawaan wiilka darawalka ahaa dilay cadaalada la marsiin doono.
Mar uu arrimahani ka hadlayay ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ah.