Guddoomiyaha golaha qaran ee xeer dejinta Moses Wetangula ayaa walaac ka muujiyay in ay macallimiin yari ka jirto degmooyinka.
Waxaa uu wasaaradda tacliinta ee dalka ugu baaqay in ay isku dheellitirto shaqaaleysiinta macallimiinta .
Arrintan ayuu guddoomiyaha baarlamaanka dalka Moses Wetangula ka sheegay ismaamulka Trans Nzoia.




