Iiraan ayaa ka digtay inay “burburin doonto” hantida gobolka

0
159

Milatariga Iiraan ayaa ka digay inay ballaarin doonaan weerarrada gobolka oo dhan haddii Mareykanku uu sii wado weerarada uu ku hayo kaabaasha dhaqaalaha Iran.
Tan ayaa imaanaysa ka dib markii madaxweynaha Mareykanka uu ku hanjabay inuu burburin doono dhaqaalaha Iran.
Mareykanka ayaa saacadihii la soo dhaafay saameeyn u gaystay qeybo ka mid ah buundooyinka Iiraan, warshadaha korontada iyo kaabayaasha tamarta.