Laamaha ammaanka ee caasimadda dalka ayaa baaraya arday la sheegay in uu saaxibkiisa isku fasal ahaayeen uu mindi kaga dhuftay caloosha.
Dhacdadan ayaa ka dhacday Dugsiga Sare ee Ruthimitu oo ku yaal Koonfurta Dagoreti, ee Nairobi.
Waalidka ardayga mindida lagu dhuftay ayaa dalbanaya cadaalad,iyadoo xabsiga la dhigay tuhmanaha.




