DHEGEYSO:Afhayeenka Dowladda oo baaq u diray Mucaaradka isagoona ka hadlay mashaariicda

0
116

Afhayeenka dowladda dhexe ee dalka Dr Isaac Mwaura ayaa ugu baaqay mucaaradka in aysan Kenyaanka ku kala qeybin qabyaaladda.
Waxaa uuna faah faahin ka bixiyay mashruuca dowladda madaxweyne Ruto.