Wasiirka Maaliyada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa wuxuu Magaalada Garowe ka daahfuray barnaamij lagu midaynayo miisaaniyada dalka Soomaaliya.
Kulankaan ayaa waxaa ka qaybgalaya Masuuliyiinta ka kala socotay Wasaarada Maaliyada dowlada dhexe iyo Wasaaradaha Maaliyada Maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ka jiray waxayna dhamaan masuuliyiintu hoosta ka wada Xariiqeen Muhiimada ay leedahay Midaynta hanaanka dhaqaalaha wadanka.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay midaynta hanaanka Maaliyada Soomaaliya oo Garowe lagu qabtay