Shan qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Bungoma

0
342

Gaari matatu ah oo u socday ismaamulka Bungoma oo ay leedahay shirkadda North Rift Shuttle ayaa shil gaari ku galay aaga Kikopey ka dib markii uu ku dhacay gaari xamuul ah oo la sheegay inuu lumiyay xakamaynta.
Buska ayaa la sheegay in uu jiiray baabuur kale oo ka horaysay taasi oo keentay khasaaraha dhimashada.
Taliyaha Booliska ee Degaanka Gilgil, Winsone Mwakio, ayaa xaqiijiyay dhacdadan, isagoo xusay inay ku dhinteen shan qof.