DHEGEYSO:Xujeyda sanadka xiga oo baaq loo diray

0
210

Dadka doonaya inay aadan xajka soo socda ayaa loogu baaqay inay udiyaar garoobaan ama ay dhamaystiraan howlaha la xariira aaditaanka Xajka .
Shekh Yacquub Yunis oo kamid ah masuuliyiinta shirkadaha qaada dadka aadaya xajka ayaa baaq udiray dadka donaya inay kamid noqdaan xujeyda xajka nagu soo aadan.