Dambi Baarayaasha deegaanka Embakasi ee Nairobi ayaa baaraya dil loo geystay ardayad 12 jir ahayd oo fasalka 7aad dhiganaysay taasi oo meydkeeda laga helay meel lagu tuuray ee Embakasi.
Gabadhan ayaa la waayay maalmo ka hor iyadoo jirkeeda ay ka muuqdeen dhaawacyo darran.
Qoyska gabadhaas yar ayaa dalbnaya cadaalad.




