DHEGEYSO:Digniin loo diray macdan qodayaasha dahabka ee Galbeedka Pokot

0
77

Hogaamiyeyaasha West Pokot ayaa uga digay kooxaha macdan qodista dahabka ee sharci darrada ah inay ka faa’iidaystaan dadka aan waxbo garaneyn.