DHEGEYSO:Dowlada oo wali ku hawlan burburinta xaafada Makongeni ee Nairobi

0
34

Shaqada burburinta ee ka socota xaafada Makongeni ee Nairobi ayaa wali la sii wada iyadoo dadka xaafada ay si aan raalli ahayn uga guurayaan.
Si kastaba ha ahaatee, qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa ka cabanaya inaysan weli helin magdhowga Sh150,000 ee la siin jiray.
Dowladdu waxay qorsheyneysaa inay horumariso mashruuc guriyeyn ah oo ku saabsan dhulka 139-acre ah.