DHEGEYSO:Guddoomiyaha xarrunta xanaanada xoolaha duurjoogta Carwaale oo ka hadlay labo gari oo laga qaaday Wajeer

0
480

Guddoomiyaha guddiga xanaanada xoolaha Carwaale ee ismaamulka Garissa ayaa ka warbixiyay garigii laga qaaday dowlad deegaanka Wajeer kuwaas oo la geeyay goob loogu talagalay xannaanada duurjoogta magaalada Nanyuki ee ismaamulka Laikipia.