DHEGEYSO:Koox Burcad ah oo lagu xiray Nairobi:

0
401

Booliiska caasimada dalka ee Nairobi waxay xireen 6 tuhmane oo lala xiriirinayo dhac
Tuhmanayaasha la xiray ayaa kala ah afar Kenyan ah, mid Tanzanian ah, iyo mid Hindi ah.
Waxaa ayna jabsadeen guri ku yaal xaafadda South B.
Booliska ayaa dhacdadan baaritaan ku haya ayaa sheegay in ay tallaabo adag oo sharci ah ka qaadi doonaan kooxaha burcadda ah.