DHEGEYSO:Ganacsade loo xiray Maalgalinta argagixisada

0
499

Waxaa maanta oo isniin ah la filaya in maxkmada la soo taago Nin Ganacsade ah oo ka soo jeeda ismaamulka Marsabit kaasi oo loo xiray xiriir argagixiso
Booliisku waxay sheegeen in Cabdisalaam Xasan uu yahay maalgeliye argagixiso
Qoyska Cabdisalaam waxay sheegeen in eedaymahaasi aysan sal lahayn.