DHEGEYSO:Beeralayda ismaamulka Nyeri oo cabanaya

0
140

Beeralayda qaxwada ee tuulooyinka Gititu, Thage-ini iyo Wachuri ee degmada Tetu, ismaamulka Nyeri ayaa ka cabanaya tuugo ay sheegeen in ay dhibaataynayaan.
Waxaa ay laamaha ammaanka ku eedeen karti la’aan ay wax kaga qabtaan amni darada haysata.