DHEGEYSO:Barasaabka Kwale oo dhagax dhigtay xarunta xaaladaha degdegga ee isbitaalka Msambweni

0
145

Guddoomiyaha ismaamulka Kwale , Fatuma Maxamad Achani ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigtay dhisidda qaybta la tacaalidda xaaladaha degdegga ee isbitaalka guud ee deegaanka Mwambweni.
Barasaabka oo munaasabaddaasi hadal kooban ka jeedisay ayaa tidhi.