Pakistan oo weerar cirka ah ka fulisay gudaha dalka Afgaanistaan

0
669

Pakistan ayaa weerar cirka ah ka fulisay gudaha dalka Afgaanistaan,waxana ay ku dishay ugu yaraan 10 qof.
Pakistan ayaa lagu dhaliilay inay jabisay sharciga xabbad joojinta ee labada maalmood socotay .
Xabbad-joojin socotay 48-saacadood ayaa hakad ku jirtay ku dhawaad toddobaad oo dagaallo dhiig badani ku daatay oo xuduudka ah oo ay ku dhinteen tobanaan askar iyo dad rayid ah oo labada dhinac ah.