DHEGEYSO:Faah faahin laga helayo dab ka kacay dugsiga sare Teremi Boys ee ismaamulka Bungoma

0
390

Labo qol oo jiif ah iyo hanti aan qiimaheeda la garaneyn ayaa ku burburtay dab habeenimo ka kacay dugsiga sare ee Teremi Boys ee ku yaala deegaanka Kabuchai ee ismaamulka Bungoma.
Waalidiintu waxay ku eedeeyeen maamulka dugsiga inay qariyeen macluumaadka ku saabsan badbaadada carruurtooda iyo inta uu le’eg yahay khasaaraha.