DHEGEYSO:Sheekh Yacquub oo baaq u diray dadka daneeynaayo inay xajiyaan sanadka soo socdo

0
339

Dadka doonaya inay aadan xajka sanadka soo socda ayaa laga doonaya inay guda galaan u diyaar garowga sidi ay uxajin la haayen sanadka soo socda hadi uu Allah idma.
Waxaana arintan sabab u ah isbadal dhanka udiyaar garowga xajka oo ay sameysay waaxda arimaha Xajka ee Dowlada Sacuudiga sida uu ka warbixiyay sheekh Yacquub Yuunis oo ah madaxa Shirkadda Zamzam oo ka mid ah shirkadaha qaada dadka xajka aadayaan.