Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

IEBC oo dalbatay in dacwad lagu soo oogo shakhsiyaad rabshado abuuray xilligii doorashooyinka ku celiska ah

Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC Mr. Wafula Chebukati ayaa agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda wadanka Nuurdiin Xaaji ka...

Barasaabka Kirinyaga oo wax laga weydiinaya fadeexadii NYS

Waaxda dacwad soo oogidda dalka ayaa sheegtay in guddoomiyaha ismaamulka Kirinyaga ee gobolka bartamaha dalka Anne Waiguru ay faahfaahin doonto waxyaabaha ay ka ogtahay...

DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ka hadlay duqeymaha Israa’iil ee Qaza

Maxamad Axmad Khaliif ayaa warbixintan dhameystiraya

DHAGEYSO:Taagerayaasha ODM oo u dabaal degay guusha uga soo hooyatay Bonchari

Shacabka ku nool ismaamulka Kisii gaar ahaan taageerayaasha xisbiga ODM ayaa dhigay bannaan bax ay ugu dabaal degayaan in Omeke Robert Obwoto uu ku...

DHAGEYSO:Baarlamaanka dalka oo ansaxiyay in Martha Koome ay noqoto madaxa cadaaladda

Xildhibaanada golaha qaran ee xeer dejinta ayaa maanta yeeshay kal-fadhi ay ku ansaxiyeen in garsoore Martha Koome ay noqoto madaxa cadaaladda ee Kenya.Waxaa ay...

Baarlamaanka oo maanta eegaya warbixin laga soo gudbiyay Martha Koome

Xildhibaanada golaha qaran ee xeer dejinta ayaa maanta yeelanaya labo kal-fadhi .Waxaa ay mudanayaasha eegi doonaan warbixin uu soo gudbiyay guddiga baarlamaanka ee arrimaha...

Raila Odinga oo booliska ku eedeyay in ay fulinayaan dano siyaasadeed

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa sheegay in qaar ka mid ah ciidamada ammaanka ee dalka ay awood adeegsadeen xilligii shalay la qabanayay doorashooyinka...

Madaxweynaha dalka oo ku baaqay in la xoojiyo xiriirka ganacsi ee Kenya iyo Maraykanka

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa soo jeediyay in sare loo qaado xiriirka ka dhexeya ganacsatada wadanka iyo kuwa Maraykanka.Waxaa uu sheegay in ganacsatada...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha cusub ee Wajeer oo kulan la qaatay saraakiisha caafimaadka

Barasaabka ismaamulka Wajeer ee shalay la dhaariyay Axmad Cali Mukhtaar ayaa kulan la qaatay saraakiisha caafimaadka.Waxaa kulanka ka qayb galay xoghayaha dowlad deegaankaas Mr....

In ka badan 700 qof oo codsaday afarta boos ee ka bannaan guddiga IEBC

Guddiga xulashada ayaa sheegay in Kenyaan ka badan 700 ay soo codsadeen afarta jaga ee ka bannaan ee guddiga madaxa banaan ee doorashada iyo...

ODM oo ku guulaysatay kursiga deegaanka Bonchari ee Kisii

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa shaaciyay in Omeke Robert Obwoto oo ah musharax matalayay xisbiga ODM uu ku...

Baarlamaanka dalka oo berri ka doodi doono magacaabistii madaxa cadaaladda

Golaha qaran ee xeer dejinta ayaa berri yeelan doono kal-fadhi gaar ah oo ay uga doodayaan soo xulistii madaxa cadaaladda ee dalka Martha Koome...
- Advertisment -

Most Read