Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Musharraxiinta doonaya inay ku xigeen u noqdaan Raila Odinga oo berri la turxaan bixin doono

Waxaa maanta oo Arbaco ah billaaban doonta turxaan bixin lagu sameynaya siyaasiyiinta daneynaya in xilliga doorashada guud ee bisha Siddeedaad ee sanadkan ay ku...

Muxuu Raila ka qabanaya sicir bararka haddii hoggaanka dalka loo doorto?

Madaxa xisbiga ODM ahna musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio-One Kenya , Raila Odinga ayaa ballanqaaday in haddii 9-ka bisha Siddeedaad ee sanadkan uu ku...

Kenya oo ka mid ah waddamada laga xusaya maalinta xurriyadda saxaafadda adduunka

Kenya ayaa ka mid ah dalalka caalamka ee maanta laga xusaya maalinta xurriyadda warbaahinta adduunka oo sanad kasta loo dabbaal dego 3-da bisha Shanaad...

Darasaad lagu ogaaday in Kenya ay ku nool yihiin 8,500 oo milyanneera ah

Cilmi baaris ay sameysay shirkadda New World Wealth ayaa lagu ogaaday in maalqabeennada Kenyaanka ah ee ay hantidoodu kor u dhaafaysa hal milyan oo...

Nin ganacsade ka dhacay 11 milyan oo maxkamad la soo taagay

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa sheegtay in maxkamadda ismaamulka Kiambu ee gobolka bartamaha wadanka la soo taagay eedeysane lagu magacaabo Martin Shiamia...

Dowladda oo bisha May qaadaysa xayiraadda biraha duugga ah

Dowladda dhexe ayaa sheegtay in laga billaabo koowda bisha Shanaad ee sanadkan si tartiib ah meesha looga saari doono xayiraadda saaran ka ganacsiga biraha...

Wasaaradda tacliinta oo diiwaangelinaysa ardayda sanadkan sameynaya imtixaanka qaran

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa billowday inay diiwaangeliso ardayda inta u dhexeysa bilaha 11-aad iyo 12-aad ee sanadkan u fadhiisan doono imtixaannada shahaaddiga ah. Wasiirka...

DHAGEYSO:Siyaasiyiinta oo lagu boorriyay inay ku dhaqmaan casharrada wanaagsan ee laga bartay Kibaki

Iyadoo maalinkii labaad ee dadweynaha kenyaanka ah fursad u haystaan inay daawadaan meydka madaxweynihii hore ee dalka Mwai Kibaki ayaa waxaa isa soo taraya...

Wasiirrada waxbarashada ee 54 dowladood oo uu berri kulan uga furmi doono Nairobi

Waxaa berri magaalada Nairobi ka furmaya shirweynaha 21-aad ee arrimaha tacliinta oo ay ka qayb geli doonaan wasiirrada waxbarashada ee 54 dowladood. Wasiirka wasaaradda waxbarashada...

ODM oo shaacisay fursadaha magacaabidda siyaasadeed

Xisbiga ODM ee uu hoggaamiyo Raila Odinga ayaa shaaciyay inay jiraan xilal uu doonayo in si magacaabid ah loo buuxiyo oo ka bannaan baarlamaanka...

Madaxweynaha dalka oo dhigiisa Faransiiska ugu hambalyeeyay in markii labaad la doortay

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa farriin hambalyo ah u diray dhigiisa wadanka Faransiiska Emmanuel Macron oo markii labaad loo doortay hoggaanka dalkaasi. Macron ayaa tartanka...

Natijadii dhawaan ee imtixaanka KCSE-da oo muujinaysa in ay korartay ardayda helay buunada E

Ardayda keentay buundada E ee imtixaanka KCSE-da 2021 ayaa korartay marka loo eego sannadihii hore. Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa soo saartay xog muujineysa in...
- Advertisment -

Most Read