46 Falastiiniyiin ah oo la dilay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay

0
288

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in Israa’iil ay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay dishay 46 qof.
Waxaa muddadan gudaheeda la dhaawacay 110 qof oo kale.
Tani ayaa tirada Falastiiniyiinta ee lagu dilay duqeymaha Qaza laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore ka dhigaysa ugu yaraan 36,096 halka la dhaawacay 81,136.